Baarlamanka Ciraaq oo ansixiyey qaraar ka dhan ah ciidamada Maraykanka

Baarlamanka Ciraaq ayaa ansixiyey qaraar ku baaqaya in ciidamada ajnabiga ah oo ay ku jiraan kuwa Maraykanka ay ka baxaan Ciraaq. Talaabadan ayaa ku soo aaday xilli ay sii xoogeysaneyso xiisadda ka dhalatay dilkii uu Mareykanku todobaadkii hore gudaha Ciraaq ugu geystay taliyihii ciidanka Qudus ee Ilaalada Kacaanka Iran Jeneraal Qaasim Suleymaani. Xildhibaanada Baarlamaanka Ciraaq … Continue reading Baarlamanka Ciraaq oo ansixiyey qaraar ka dhan ah ciidamada Maraykanka